Tahriibayaal ku sii jeeday Yurub oo ku geeriyooday Badda Mediterranean

Sida ay sheegtay Q/Midoobey tahriibayaal tiradoodu gaareyso 74 ayaa geeriyooday kadib markii doontii ay la socdeen oo cilladi ku timid ay ku degtay xeebaha dalka Liibiya. Hay’adda IOM ayaa sheegtay in shaqaalaha gurmadka ay ku guuleysteen inay soo badbaadiyaan 47 kale oo la socday doonta qalibantay. xeebaha Liibiya ayaa noqday meel inta badan marin u … Continue reading Tahriibayaal ku sii jeeday Yurub oo ku geeriyooday Badda Mediterranean